Shiikh Xasan Daahir Aweys oo taageeray weerar ay dhowaan geysteen Al-shabaab

Shiikh Xasan Daahir Aweys oo Muqdisho oo xabsi guri ugu jira dowlada Somalia ayaa video uu iska soo duubay oo Baraha Bulshada lagu faafiyay kaga hadlay weerarkii Al-Shabaab ku qaadeen 26-kii bishii la soo dhaafay guri Magaalada Gaalkacyo uu ka daganaaa nin lagu magacaabi jiray C/wali Cilmi Yare. Waxaa uu sheegay in weerarkaasi dadkii fuliyay … Continue reading Shiikh Xasan Daahir Aweys oo taageeray weerar ay dhowaan geysteen Al-shabaab